Gabileynewsonline.com
Dhageyso”Idaacada VOA Oo Wareysi La Yeelatay Maareyaha Wakaalada Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi
January 15, 2020 - Written by admin

Maareyaha Wakaalada Dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdillahi oo maalintii shalay Deegaanka Gabadhe ka dhagax dhigay  Dekeda Qalalan oo lagayn doono badaeecadaha koonteenarada kujira ee kasoo daga Dekeda berbera ee usocda koonfurta iyo badhtamaha Somaliya ayaa wareysi uu Siiyay Wariyaha Idaacada VOA laanteeda afsomaliga ee Gobolka Sool Cabdikariim Olol ayaa Fahfaahin ka Bixiyay mihiimada Dekedaas qalalani uleedahay Qaranka Somaliland gaar ahaan Gobolka Sool ee laga samayn doono.

Halkan Hoose Ka Dhageyso Wareysigaas

 

 

 

COMMENTS
Latest News