Gabileynewsonline.com
Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadalo Deel-Qaaf Ah Oo Kasoo Yeedhay Faysal Cali Waraabe.
May 29, 2020 - Written by admin

Suldaan guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir ayaa raali galin kabixiyay hadalo deelqaaf ah oo gudoomiyaha xisbiga ucid ku weeraray beelaha gobolka sool iyo gudoomiyaha baarlamaanka jsl Baashe Maxamed Faarax.

Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo ku hadlaya Afshacabka Somaliland ayaa raali galin xaal ka bixiyay hadaladi  gafka ahaa ee kasoo yeedhay faysal cali waraabe.

 

 

COMMENTS
Latest News