Gabileynewsonline.com
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Shacabka Tacsiyadeeyay Geerida Garaad Cismaan Garaad Maxamuud Oo Sooyaal Dheer Ku Lahaa Somaliland.
May 29, 2020 - Written by admin

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland ayaa Shacabka iyo Qaranka Somaliland Ka tacsiyadeeyey Geerida ku timid Garaad Cismaan Garaad Maxamuud oo Ka mid ahaa Madax-dhaqameedka faca weyn ee Reer Somaliland, waxaanu ka taariikheeyey Sooyaalkiisii Dhaqan iyo Siyaasadeed ee uu ku lahaa Jamhuuriyadda Somaliland

 

 

COMMENTS
Latest News