Gabileynewsonline.com
Laasqoray: God Macdan Laga Qodayay oo Dumay iyo Dad Ku Dhintay
September 13, 2020 - Written by admin
    

Ugu yaraan Hal qof ayaa ku dhintay, laba kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii uu ku dumay god ay ka qodayeen dahab deegaanka Milxo ee degmada Laasqorey ee gobolka Sanaag.

Dadkii ku dhaawacmay godka ku soo dumay ayaa la xaqiijiyay in xaaladooda ay soo hagaageyso.

COMMENTS
Latest News