Xoghayaha arrimaha Bulshada ee Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa waxaa uu ka hadley xaalada siyaasadeed ee ka taagan magaalada Boorama.
Xoghaye Ramaax ayaa si weyn uga dayriyay xaalada magaalada Boorama wakhtigan ka taagan.