Gabileynewsonline.com
Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Inay Samaynayso Xeerka Isticmaalka Baraha Bulshada
September 18, 2020 - Written by admin

Wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada somaliland ayaa shaacisay in ay wado qorshe ay ku samaynayso xeer isticmaalka baraha bulshada kaasi oo lagu kala xadayn doono

Agaasimaha guud ee wasaarada isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada ayaa faah faahin ka bixiyay xeerk xakamaynta baraha bulshada oo ay wasaaradu wado.

 

COMMENTS
Latest News