“Waxaanu isugu nimid in aan shucuurtayadda ku muujin tacadigii ay nagu sameeyeen golaha Wakiiladda Somaliland ee fadhiidka ah”.
|
|||||
Gabileynewsonline.com
Haweenka Ceerigaabo Oo Canbaareeyay Laalista Kootadda Dumarka
October 1, 2020 - Written by admin“Waxaanu isugu nimid in aan shucuurtayadda ku muujin tacadigii ay nagu sameeyeen golaha Wakiiladda Somaliland ee fadhiidka ah”. Sidaasi waxaa tidhi Hodan Gurrey Cali, oo ka socotay ururadda haweenka ee ka tirsan dalladda NAGAAG oo ka hadlaysay kulan maanta ka qabsoomay magaaladda Ceerigaabo.
Daawo: Shirka Jaraa’id Ee Haweenka Ceerigaabo:
COMMENTS
|
Latest News
|