Gabileynewsonline.com
C/raxmaan Hadhiye Oo Loo Magacaabay Guddoomiyaha Kulmiye Ee Maroodijeex
November 7, 2020 - Written by admin
Home  Latest Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), ayaa maanta guddoomiyaha xisbiga ee gobolka Maroodi-jeex u magacaabay Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Hadhiye).


Qoraalka lagu magacaabay guddoomiyaha cusub ee xisbiga KULMIYE u qaabilsan gobolka Maroodi-jeex oo uu ku saxeexan yahay guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), ayaa u dhignaa

COMMENTS
Latest News