Xubno isugu jiray Salaadiin, cuqaal, nabad doono iyo waxgaradka gobolka Maroodijeex oo maanta kulan ku qabsaday magaaladda Hargaysa ayaa salaadiinta Muqdisho ka hadlay ku tilmaamay calooshood u shaqaysteyaal.
- Qaybaha kala duwan ee madax dhaqameedka gobolka Maroodijeex ayaa canbaareeyay salaadiin ku sugan Muqdisho oo sheegtay in ay metelaan madax dhaqameedka Somaliland.
Daawo: Madax Dhaqameedka Oo Arrimahaas Ka Hadlaya: