Gabileynewsonline.com
Somaliland: Guddiga Doorashooyinka Oo Shaaciyay Bilawga Diiwaangelinta
November 7, 2020 - Written by admin

    

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa maanta soo saaray jadwalka bilawga diiwaangelinta codbixiyeyaasha.
Taasoo gobolka Awdal iyo degmooyin ka tirsan gobolka Maroodijeex ka bilaabmi doonta 29-ka bishan.
Sida uu sheegay guddoomiyaha gussiga doorashooyinka Somaliland C/rashiid Rio-raac, oo maanta shir jaraa’id qabtay.

 

COMMENTS
Latest News