Gabileynewsonline.com
Burco: 50 Qoys Oo Shaqo Abuur iyo Maalgelin Loo Sameeyay
November 11, 2020 - Written by admin

Wasaaradda shaqo gelinta Somaliland ayaa magaaladda Burco 50 qoys maalgelin u samaysay.
Qoysaskaasi oo ah kuwo danyar ah ayay wasaaradu qaarna maalgelin u samaysay, kuwo kalena kordhin iyo shaqo abuur.

COMMENTS
Latest News