Gabileynewsonline.com
Hargaysa: Kiisas Cusub Oo Covid-19 ah Oo La Shaaciyay
November 14, 2020 - Written by admin
    

Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay kiisas cusub oo xanuunka Coronavirus ah.
Kiisaskaasi oo ilaa shan kiis oo cusub ah ayaa dhamaantoodba laga helay gobolka Maroodijeex.

Sida uu shaaciyay agaasimaha waaxda xidhiidhka dadweynaha ee wasaaradda caafimaadka Somaliland oo maanta warbaahinta siiyay xogtii u danbaysay ee xanuunka Covid-19.

 

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office

COMMENTS
Latest News