Gabileynewsonline.com
Wasiirka Gaashaandhiga Oo Xariirad Gaadhay
November 14, 2020 - Written by admin
    

Wasiirka wasaaradda gaashaandhiga Somaliland iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta gaadhay deegaamo ka tirsan gobolka Selel.
Wasiirka iyo weftigiisa ayaa markii ay gaadheen deegaanka Xariirrad waxaa halkaasi uu warbixino kaga dhegaystay odayaasha iyo waxgaradka deegaankaasi.
Waxaana socdaalkaasi wasiirka gaashaandhiga ku wehelinaya masuuliyiinta haayadda Al-hudda.
Kuwaasoo mashaariic caawinta bulshadda ah deegaamadaaasi ka fulin doonna.

Hargeisa Press.com/Hargaysa Office

COMMENTS
Latest News