Haayadda IHS ayaa 360 caruur ah ku nool xaafadda Daami ee magaaladda Hargaysa ku caawisay dirayska iskuulka.
Waxaana dirayskaasi ardayda si rasmiya ugu wareejiyay wasiir ku xigeenka caafimaadka Somaliland Mahdi Cismaan Buuri.
Daawo: Hadaladii Laga jeediyay Munaasibadaasi: