Gabileynewsonline.com
Shirka Tignoolajiyadda Somaliland Oo La Soo Gebagabeeyay+Sawirro
November 15, 2020 - Written by admin
    

Shirka Tignoolajiyadda Somaliland oo muddo laba maalmood ah ka socday magaaladda Hargaysa ayaa maanta la soo gebagebeeyay.

Shirkaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Somaliland oo uu shalay furay madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (saylici), ayaa lagaga dooday arrimo khuseeya Tignoolajiyadda casriga ah.


Iyadoo xidhitaankii shirkaasina laga soo saaray Bayaan ku saabsan qodobo xal loo arkay intii ay socotay doodda shirkaasi.


Shirkan ayaa intii uu socday lagaga dooday sidii eray bixin Af-Soomaali ah loogu samayn lahaa erayadda Flash, software, like, share comment iyo erayada la midka ah ee tignoolajiyadda loo adeegsado.

COMMENTS
Latest News