Gabileynewsonline.com
Sool: Madax Dhaqameed Baaq U Diray Konishanka Doorashooyinka Somaliland
November 18, 2020 - Written by admin
Home 
    

Madax dhaqameed iyo waxgarad ka soo jeedda gobolka Sool ayaa baaq u diray guddiga doorashooyinka Somaliland.
Waxaanay ugu baaqeen in ka hor bilawga diiwaangelinta codbixiyeyaasha loo baahan yahay in gobolkaasi laga sameeyo wacyigelin.
Sidoo madax dhaqameedkan reer Sool waxay cabasho ka muujiyeen shaqaalaha doorashooyinka iyo diiwaangelinta oo laga qaato jaamacadaha dawliga ah ee dalka oo keliya.

Daawo: Baaqa Madax Dhaqameedka Sool:

 

COMMENTS
Latest News