|
|||||
Gabileynewsonline.com
Guddoomiye Cirro oo U Digay Xukuumadda
November 28, 2020 - Written by adminGuddoomiye Cirro oo maanta warbaahinta kula Hadley magaalada Hargeysa ayaa waxaa kale oo uu shacabka Somaliland ugu baaqay Inay Isdiiwaangaliyaan si ay uga qaybqaataan doorashada fooda inagu soo haysa. Maalinta barito ah ayaa la filayaa inay todoba degmo oo ka tirsan Somaliland inay ka bilaabanto diiwaangalinta codbixiyeyaasha doorashada Somaliland ee Golayaasha Deegaanka iyo Baarlamaanka.
COMMENTS
|
Latest News
|