Gabileynewsonline.com
DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Oo Ka Hadlay Khilaafka Udhexeeya Kenya Iyo Somaliya, Eedo Culusna Ujeediyay Farmaajo
December 1, 2020 - Written by admin

Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari(sheekhul axmar) oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa ka hadlay khilaaf culus ee soo kala dhex galay somaliya iyo Kenya isagoo madaxwayne farmaajo ku eedeeyay in uu yahay bilaa abaal islamarkaana uu ka abaal ka dhacay sidii dawlada Kenya utaakulaystay qaxootiga somalida ah eek u dhaqan dalkeeda markii ay ka yaaceen dagaaladii somaliya hala keeyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
Latest News