Gabileynewsonline.com
Xukuumada Somaliland Oo Soo Dhawaysay Go,aanka Dalka Maraykanku Ciidamadiisa Kagala Baxayo Somaliya.
December 5, 2020 - Written by admin

Xukuumada Somaliland ayaa taageertay go,aanka dalka maraykanka kazoo baxay oo lagu sheegay in uu ciidamadiisa somaliya ku sugan kagala baxaya sanadka soo socda taasi oo ay Somaliland soo dhawaysay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
Latest News