Gabileynewsonline.com
Wejiga Labaad Ee Shirka Adhi-Cadeeye Oo Furmay
December 6, 2020 - Written by admin
    

Wejigii labaad ee shir lagu nabadaynnayo laba beelood ayaa maanta ka furmay deegaanka Adhi-Caddeeye ee gobolka Sool.


Furitaankii shirka ee maanta waxaa ka soo qayb-galay weftigii shanta wasiir ee xukuumaddu u soo dirtay dhexdhexaadinta babada Adhicadeeye.
DAAWO: Furitaanka Shirka Adhi-Cadeeye:

COMMENTS
Latest News