Gabileynewsonline.com
DAAWO;-Shirkada Dahabshiil Oo Daahfurtay Adeeg Manfac Uleh Ganacsatada Reer Somaliland
December 8, 2020 - Written by admin
Shirkada Dahabshiil Group  ayaa daah furtay Adeega “Edahab  Public API” oo faa,iido wayn uleh ganacsatada somaliland iyo cidkastoo ubaahata adeegan.

Waxaana munaasibada daahfurka adeegan kasoo qaybgalay Masuuliyiin xukuumada katirsan,aqoonyahan jaamacadaha Dalka ah iyo maamulka shirkada dahabshiil group.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
Latest News