Gabileynewsonline.com
Tartanka Hal Abuurka Tignoolajiyadda Oo Laga Qabanayo Somaliland
December 8, 2020 - Written by admin
    

Wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Somaliland ayaa shaacisay in la qabanayo tartanka hal abuurka Tignoolajiyadda.
Wasiir isgaadhsiinta iyo tignoolajiyadda oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in tartankaasi la qaban doono dhawaan.

Daawo:Shirka Jaraa’id Ee Wasiirka:

 

COMMENTS
Latest News