Gabileynewsonline.com
DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Xarumo Waxbarasho Oo Laga Hirgaliyay Indhanka Deerayahanka.
December 9, 2020 - Written by admin

Badhasaabka gobolka gabiley maayarka Magaalada Gabiley,Xoghayaha dawlada hoose iyo xubno kale oo katirsan xildhibaanada gabiley ayaa maanta gaadhay deegaanka indhanka deera yahanka  ee gobolka gabiley halkaasi oo sidiiran loogu soo dhaweeyay.

Sidoo kale Maamulka gobolka iyo ka degmada ayaa xadhiga ka jaray dhisme lagu kordhiyay dugsiga indhanka deera yahanka Iyo madarasad ay dhisteen dadka deegaanku.

Waxaana munaasibadan hadalo ka jeediyay waxgaradka deegaanka iyo masuuliyiinta ka socday gobolka iyo ka degmada gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
Latest News