Gabileynewsonline.com
DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Soo Bandhigay Xaaladda Guud Ee Xabsiyadda Iyo Saldhigyadda Somaliland.
December 9, 2020 - Written by admin

-Xoghayaha cadaalada ee xisboga wadani ayaa soo bandhigay xog ururin uu kasameeyay xabsiga iyo saldhigyada dalka oo uu sheegay in ay xaaladooda aad uliidato islamarkaana ay amaxaabiistu ku dhiman yihiin halka qaarna kamid ah saldhigyada ay ku xidhan yihiin aan maxmaduhu xukumin

HALKAN KA DAAWO MUUQAALA WARKAN;

COMMENTS
Latest News