Wasaaradda ganacsiga iyo Wershadaha Somaliland ayaa maanta daah furtay adeega xog siiye.
Adeegan ayaa loogu tallo galay inay ka faa’iidaystaan ganacasatadda reer Somaliland.
Kaasoo lagu diiwanagelinayo xogta Liisamadda qof kastoo ganacsade ah.
Waxaana barnaamijkaasi maanta ka daah furay magaaladda Hargaysa wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo wershadaha Somaliland.
Daawo: Warkaasi: