Abdirashid Aideed Yasin Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland ayaa beenisay in kooxda ciidamadda ilaaladda xeebaha u ciyaartaa ay u soo gudubtay heerka kowaad. Sida uu sheegay agaasimaha guud ee wasaaradda ciyaaraja Somaliland C/rashiid Caydiid Yaasiin.