DAAWO;-Shacabka Reer Jabuuti Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Bax Ay Ku Dalbanayaan In Madaxwayne Geele Markale Soo Noqdo.
December 18, 2020 - Written by admin
ka reer jabuuti ayaa isku soo bax balaadhan ku sameeyay fagaarayaasha magaalada jabuuti kuwaasi oo ay taageero ugu muujinayaan madaxwayne iyagoo dalbaday in uu mar afraad isa soo sharaxo.
