Gabileynewsonline.com
Xafiiska Ururka Sarifleyaasha Hargaysa Oo Xadhiga laga Jaray
December 21, 2020 - Written by admin
    

Guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Cali Ibraahim Baqdaadi, ayaa maanta xadhiga ka jaray xafiis ay magaaladda Hargaysa ku yeelanayaan ururka sarifleyaasha.
Waxaanu noqonayaa xafiiskani mid ay madaxda ururka sarifleyaasha Hargaysa ay hawlahooda shaqo ku qabsadaan.

Daawo: Warkaasi:

 

COMMENTS
Latest News