Gabileynewsonline.com
Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga oo Qaabiley Wefti Ka Socda Koonfur Afrika
December 22, 2020 - Written by admin
    

Guddoomiyaha rugta ganacsiga Somaliland ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socda dalka Koonfur Afrika.

Weftigaasi oo ka socda xisbiga talladda dalka Koonfur Afrika haya ayaa muddooyinkanba safar ku jooga Somaliland.

Waxaanay labadda dhinac kulankaasi kaga wada hadleen sidii Somaliland iyo dalka Soith Afrika ay isaga kaashan lahaayeen ganacsiga iyo arrimo kale.

 

COMMENTS
Latest News