Gabileynewsonline.com
Gudida Doorashooyinka Itooboiya Oo Shaaciyay Magacyada Xisbiyo Ay Shahaadada Kala Noqdeen Iyo Digniinta Ay Udireen Ururka ONF.
December 25, 2020 - Written by admin

Gudida doorashooyinka ee dalka itoobiya ayaa shaaciyay 24 xisbi ooo ay kala noqdeen ogolaanshaha xisbinimohalka ay digniin uga direen xisbiyo kale oo ay ku amreen in ay soo buuxiyaan shuruudaha looga baahan yahay

Xibsiyada digniinta loo diray ayaa waxa ku jira laba xisbi oo ka jira deegaanka somalida oo ay kamid tahay ONF.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

0

COMMENTS
Latest News