Gabileynewsonline.com
LATEST NEWS DAAWO;-Munaasibada Shaacinta Musharaxnimada Aadan X. Jaamac Ee Golaha Wakiilada GobolkaTogdheer Oo Lagu Qabtay Magaalada Burco
December 26, 2020 - Written by admin

Munaasibad si balaadhan loo agaasimay lagu shaacinayay musharaxnimada Aadan Xaaji Jaamac oo utartami doona xildhibaanada golaha wakiilada ee gobolka togdheer ayaa lagu qabtay magaalada burco.

Munaasibadan ayaa waxaa kazoo qaygalay gudoomiyaha xisbiga iyo masuuliyiin xisbiga katirsan iyo boqolaal kamid ah haldoorka gobolka togdheer oo siwayn usoo dhaweeyay musharaxnimada Aadan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
Latest News