Gabileynewsonline.com
Madaxweynaha Somaliland Oo Socdaal Dhulka Ah Kaga Yimid Djibouti, Laguna Soo Dhaweeyey Gobolka Salal
December 28, 2020 - Written by admin

Madaxweyne Biixi oo todobaadkan socdaal shaqo ku joogay dalka Jabobuuti, kaas oo maanta ka soo amba-baxay, markii uu soo  gaadhay gobolka Selel ee Somalilandna waxa si diiran u soo dhaweeyey shacabka gobolkaasi oo wadooyinka la taagnaa Boodhadh, Caleemo qoyan iyo Calanka Somaliland oo ay ku soo dhaweynayaan Madaxweynaha.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu socdaal dhinaca xeebaha ah uu ku soo maro xeebaha galbeedka

COMMENTS
Latest News