Gabileynewsonline.com
“Jabuuti Wax Gaara Oo Ay Inaga Doonaysaa Majirto,Waxaanu Iska Kaashanaynaa Arimaha Biyaha”Wasiirka Biyaha Jsl.
December 29, 2020 - Written by admin

Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland ayaa ka jawaabay wararka kazoo baxay waxyaabaha ay ku heshiiyeen jabuuti iyo Somaliland isagoo sheegay in dalka jabuuti aanu wax gaar ah inaga doonayn balse ay iskaashanayaan laba dal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
Latest News