Gabileynewsonline.com
DAAWO;-Shirkada Oomaar Oo Deeq Mucaawino Ah Ku Wareejisay Cisbitaalka Dhimirka Ee Magaalada Gabiley.
February 23, 2021 - Written by admin

GABILEY(W,N)-Shirkada Oomaar company ayaa deeq mucaawimo Iskugu jirtay furaashyo iyo agab kale ugu deeqday dadka dhimirka ka buga eek u jira cisbitaalka magaalada gabiley Waxaana deeqdan kala wareegay maamulka cisbitaalka oo uga mahad celiyay taageerada ay marwalba ufidiyaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
Latest News