Gabileynewsonline.com
Wareysi lala yeeshay Gudomiyaha xisbiga CAHDI
February 27, 2021 - Written by admin
    

Muqdisho–Barnaamijka Martida Makarafoonka waxa uu ku saabsan yahay is-afgarad dhowaan dhexmaray Ra’iisulwasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo musharraxiinta mucaaradka ah.

Barnaamijka oo uu marti noogu yahay Gudomiyaha xisbiga CAHDI Professor Abdirrahman Abdiqani Ibrahim Bile oo faallooda arimaha Soomaaliya ayaa waxaa soo diyaariyay soona jeedinaya, Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

COMMENTS
Latest News