Gabileynewsonline.com
Imaaraadka Carabta Oo Raashin Caawimo ah Soo Gaadhsiisay Somaliland
April 7, 2021 - Written by admin
    

Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta jamhuuriyadda Somaliland soo gaadhsiisay caawimo raashin iyo cuntooyin kala duwan isugu jirta noocyo fara badan.

Raashinkaasi caawimadda ah ayay dawladda Imaaraadku u soo marisay Somaliland haayadda Bisha Cas, iyadoo lagu wareejiyay haayadda u diyaar garowga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka Somaliland.

Diyaaradda siday raashinkaasi caawimadda ah ayaana maanta ka soo degtay garoonka diyaaradaha magaaladda Hargaysa.

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Somalilan

COMMENTS
Latest News