Gabileynewsonline.com
WFP Oo Baabuur Ku Wareejisay Haayadda NEDFOD Somaliland
June 16, 2021 - Written by admin
    Haayadda u diyaar garowga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka Somaliland ayaa laba baabuur kala wareegtay haayadda WFP.

Waxaana gaadiidkaasi masuuliyiinta WFP kala wareegay guddoomiyaha haayadaasi Faysal Cali Sheekh.

COMMENTS
Latest News