Gabileynewsonline.com
LATEST NEWS Madaxwaynaha DDSI Oo Munaasibad Casho Ah Qarsiga Madaxtooyada Ugu Sameeyay Waftigii Culimada Ahaa Ee Uu Hogaaminayay Sh. Cabdirashiid Cali Suufi.
September 13, 2021 - Written by admin

Sidoo kale madaxwayne mustafe cumar ayaa culimada uga mahad celiyay safarka diiniga ah ee ay ku yimaadaan magaalada jig jiga oo ay ku qabteen kulamo diinyo ay bulshada ku wacdiyayaan.

COMMENTS
Latest News