Gabileynewsonline.com
Xildhibaan Guruuje Oo Ka Hadlay Xaaladiisa Caafimaadka Iyo Qaabkii Uu Usoo Weeraray Suldaanku+ Fariinta Uu Udiray Haayada Abniga.
September 29, 2021 - Written by admin

Sidoo kale xildhibaan guruuje ayaa wasiirka arimaha gudaha ,taliyaha ciidanka booliska ugu baaqay in ay deg deg ah usoo qabtaan ninkaasi dhaawacyada soo gaadhsiiyay hadii kale qofkasta oo sharciga gacantiisa ku fushan doono.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
Latest News