Waxaa la baafinayaa “Koos Maxamed Cali” waxaana raadinaysa innanteeda oo ku nool Qurbaha haddii Koos fariintan ay hesho ama ay jirto cid garanaysaa halasoo xidhiidho numberadan: Telephone: 00 252 63 4426833 Whatsapp: 00 252 63 4418174