Gabileynewsonline.com
Ciidamada Amisom Oo Jawaab Ka Bixiyay Eedayntii Uga Timid Ahlu Suna Waljamaac
October 28, 2021 - Written by admin
Ciidamada nabad ilaalinta ujooga somaliya ee amisom ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedaymo ay usoo jeediyeen ururka ahlu suna waljamaaca oo ku eedeeyay in ay ka qayb qaateen dagaaladii ka dhacay gura ceel ee udhexeeyay maamulka galmudug iyo ahlu suna waljamaaca.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
Latest News