Published:

Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

GABILEY(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa maanta bulshada reer gabiley usoo bandhigay qaabka loo diyaariyay miisaaniyada 2022 iyo mashaariic horumarineed eek u jira.

Qaybaha kala duwan ee bulshada reer gabiey ayaa kazoo qaybgalay munaasibadan golaha deegaanka gabiey oo uu horkacaya maaya maxamed amiin xoghayaha dawlada hoose iyo saraakiil ka socotay wasaarada arimaha gudaha.

Maayarka magaalada gabiley maxamed Amiin Cumar cabdi iyo xubno kamid ah xildhibaanada golaha ayaa bulsahda usharaxay mashaariicda ku jira miisaaniyada 2022.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

News Related