Gabileynewsonline.com
DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Siyaasi Cabdiqaadir Jirde
October 31, 2021 - Written by admin

Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Cabdiqaadir Xaaji ismaciil Jirde oo kamid ah siyaasiyiinta rugcadaaga ah ee reer Somaliland ahna gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga wadani ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo wax lagaga waydiiyay sobobaha ku kalifay in uu ka tanaasulo gudoomiyenimada xisbiga kulmiye.

Sidoo kale siyaasi cabdiqaadir jirde ayaa soo bandhigay waxyaabaha ku kalifay in uu ka tanaasulo in uu utartamo gudoomiyaha xisbiga wadani oolafilayo in lagu doorta shirwaynaha xisbiga iyo culaysyada ka horyimid,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
Latest News