Published:

Madaxwwaynaha somailand muuse biixi cabdi iyo xubno kamid ah golaha wasiirada ,siyaasiyiin iyo badi haldoorka somailand ayaa maanta ka qaybgalay aas qaran oo xabaalaha malowle ee galbeedka hargaysa loogu sameeyay wasiirkii hore ee wwasaarada waxbarashada Marxuum Xasan Gadhwayne oo habeenkii xalay ku geeriyooday hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

News Related