Published:

Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Biixi, ayaa Eng Mawliid Nuux Ibraahim Taani u magacaabay Maareeyaaha Hay’adda Waddooyinka Somaliland. Wallow aan la haynin Digrayto rasmi ah oo kazoo baxday xafiiska madaxwaynaha iyadoo mudooyinkii udanbeeyay uu qaab aamusnaan ah maadxwaynuhu ku magcaabo xilalka qaran,’

News Related