Published:

    

Maayar ku-xigeenka degmadda Sheekh oo ay wehelinayeen masuuliyiin iyo xubno ka tirsan golaha deegaanka degmadaasi ayaa soo kormeeray qaar ka mid ah degmooyinka iyo tuulooyinka hoos yimaadda degmadaasi.

Deegaamadda Raarri, Girni, Tuullo-Gunbuur, iyo deegaamo kale dhamaantoodba hoos yimaadda degmadda Sheekh, ee gobolka Saaxil.

U jeedadda socdaalka ay maayar ku-xigeenka Sheekh iyo masuuliyiinta la socday deegaamadaasi ku soo mareen ayaa la xidhiidhay sidii ay bulshadda uga wacyigelin lahaayeen Oodashadda sharci darrada ah ee dhul-daaqsimeedka.

Sida uu sheegay maayar ku-xigeenka degmadda Maxamed Faarax Axmed, oo hadal u jeediyay bulshadda deegaamadii ay kormeerka ku soo mareen maanta.

 

 

News Related