Published:

Wiil  dhalinyaro oo lagu magacaabo Cabdillaahi Axmed Macalin oo ah Soomaali ayaa loo doortay Golaha deegaanka magaalada Torino ee dalka Talyaaniga.

Cabdilllaahi ayaa ku dhashay magaalada Muqdisho sannadkii 1988, waxaana sanadkii 2008-dii uu qaab soo galooti ah ku tagay jaziirada Lampedusa, sanadkii 2016 ayuu qaatay dhalashada dalka Talyaaniga, sidoo kale sannadkii 2014 ayaa loo aqoonsaday Muwaadin sharafeed magaalada uu deganaa.

Doorasho ka dhacday magaalada Torino ayuu Cabdillaahi ku guuleystay mid ka mid ah 24-ka kursi ee Golaha Deegaanka magaalada Torino ee Waqooyiga dalka Talyaaniga, isagoo ka mid ahaa

News Related