DAAWO;-Madax-dhaqameedka Beesha Habar Awal Oo Mawqif Adag Ka Istaagay faro Galin Madaxwayne Biixi Kula Kacay Saldanada Subeer Awal.
Madax-dhaqameedka, Siyaasin, Iyo Xubno kamid saraakiishii halgamayaashii SNM Oo maanta magaalada Hargaysa shir jaraa,id ku qabtay ayaa si adag falceliyay faro galin xukuumadu kula kacday saldanada guud ee subeer awal.