Gabileynewsonline.com
Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Jsl Oo Kulan La Qaatay Maamulka Gobolka Gabiley.
November 4, 2021 - Written by admin

Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

GABILEY(W,N)-Gudi hoosaadka dhaqaalaha ee golaha wakiilada somaliland oo maalmihii udanbeeyay kormeer ku maraya gobolada dlka ayaa maanta soo gaadhay gobolka gabiley halkaasi oo ay kusoo dhaweeyay masuuliyiinta gabiley.

Sidoo kale gudida dhaqaalaha golaha wakiilada somaliland ayaa kulan la yeeshay maamulka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
Latest News