LATEST NEWS Wasiiro Xuuumada Katirsan Oo Gaadhay Deegaanka Fiqi Ayuub Iyo Ujeedada Kulan Ay la Qaateen Bulshada!
Wasiirada macdanta iyo tamarta, cadaalada, arimaha dastuurkasomailand oo ay weheliyaan maamulka gobolka togdheer ayaa gaadhay deegaanka fiqi ayuub oo katirsan gobolka togdheer ismarkaana ay dhowr jeer khilaaf soo kala dhexgalay shirkado macdan ka qorayay iyo dadka deegaanka.